
Natiijada La Helay
Hudheelo iyo Hoyga Marti Garoowe
0 natiijada la helay
Qol iyo hoy marti oo Garoowe ku yaal oo leh adeeg wanaagsan, WiFi, iyo nadaafad. Ku habboon socotada iyo ganacsatada booqanaya caasimadda Puntland. Garoowe waa caasimadda maamulka Puntland, magaalo si degdeg ah u koraysa oo dawladdu udub dhexaad u tahay. Waxaa ku badan guryo casri ah, xaafado cusub oo la dhisayo, iyo dhulal bannaan oo maalgashi ku habboon. Haddii aad raadinayso guri kiro ah, guri iib ah ama dhul aad ka dhisato, Garoowe waxay bixisaa fursado ammaan ah oo qiimo macquul ah leh.
HowlwadaagWadajirHodanIsraacDayahaGarsoorJidka WadeygaCode
0 natiijada la helay
Wax Natiija Ah Malahan
Wax guri ah lama helin shuruudahan. Isku day inaad ka saarto qaar ka mid ah miirayaasha si aad u aragto natiijooyin badan.
Nadiifi Miirayaasha