
Ku Saabsan Gurikiro.com
Saaxiibkaaga Lagu Kalsoon Yahay ee Guryaha Geeska Afrika
Hadafkeena
Waxaan isku xiraa dadka guryahooda riyada ah ee Bariga Afrika. Haduu yahay inaad iibsaneyso gurigaaga koowaad, maalgashaneyso dhulka, ama liiskeyso guri, Gurikiro.com waxay ka dhigeysaa mid fudud, iftiimin, iyo bilaash.
150+
Magaalooyin
10
Wadamo
100%
Adeeg Bilaash
24/7
Caawimaad

Loo Dhisay Afrika, Loogu Nashqadeeyey Dunida
Gurikiro.com waxay ka dhalatay fikrad fudud: qof walba wuxuu xaq u leeyahay adeeg guri oo tayada leh. Waxaan dhisaynaa xarunta guryaha ee ugu lagu kalsoonyahay Geeska Afrika.
Gurikiro.com waa adeeg Teknologiat cusub ku dhisan oo u sahlaayo dadka ka ganacsado mise maal gashto Guryaha iyo Hantida Dhulka. Gurikiro.com waxa ay u sahlaysaa Ganacsata ku cusub ganacsiga guryaha xarun bilaash ah ay kusoo bandhigaan guryahooda si ay u la wadaagaan iyo oogu soo bandhigaan macamiishooda. Gurikiro.com hada waxa ay ka shaqeesaa Somalia. Mustaqbalka waxaan rajeneenaa in aan ku balaarino wadama dariska sida Djibouti, Ethiopia iyo Kenya. Waxaad nagula soo xiriir kartaa gacmo furan wixi fariin ah, tusaale, waano iyo fursad ganacsi.