
Iib
Shidan
$78,000
Villa
Villa Cusub oo Iib ah oo Berdaale ku taal
4
3
320 sqm
Baydhabo, Somalia
Gurikiro.com

Guryo

100%
Adeeg Bilaash Ah
Adeeg kuu fududeenayo Iibida iyo Kiraynta Guryaha.
Waa adeeg oo isticmaalkiisa fudud yahay. Uma baahnid wax yaabo dheeraad ah, kali ah gudaha u gal kadibna u darso gurigaaga.
Adeegan waa lacag la'aan, sida aad doontid na waad u isticmaali kartaa.
Halkan waxaad ka heleesaa Guryo badan oo nocyo kala duwan leh, taas oo sahlayso si fudud in aad ku hesho guri ku qanciyo
Adeegan wuxuu kuu sahlayaa in aad ku balaariso adeegaa hadi aad tahay Dalaale mise qof guryaha ka ganacsando. Waxaan na diyaar u nahay in aan ku caawino.

Wixii faahfaahin dheeraad ah ama fursad ganacsi
150+
Magaalooyin
10
Dalal
24/7
Taageero
0$
Bilaash
Halkan waxaa ku aruursan guryaha oogu qurux badan