iibVillaShidan
Villa Casri ah oo Iib ah agagaarka State House
Boorama, Somaliaβ State House

$145,000
4
Qol Jiif
3
Musqul/Qobees
360
sqm
0
Aragtiyo
Sharaxaad Dheeraad
Villa cusub oo qurux badan oo ku taal xaafada State House ee Boorama, meel nabad ah oo aamusan. Guriga wuxuu leeyahay 4 qol jiif oo waaweyn, 3 musqulood oo casri ah, saloon ballaaran, jiko qalabaysan, iyo barxad weyn oo baabuur loo dhigto. Dhismuhu waa concrete adag oo saqaf fidsan leh, derbiyada waa la rinjiyeeyay, korontada iyo biyuhuna way diyaar yihiin. Dukumentigu waa sax oo magac saafi ah ku jira. Wuxuu ku habboon yahay qoys raba guri rastiyo ah oo deegaan wanaagsan ku yaal. Waa fursad aan badanaan la helin Boorama.