iibVilla
Villa Iib ah oo Cusub Township Garissa
Garissa, Kenyaβ Township

$78,000
4
Qol Jiif
3
Musqul/Qobees
280
sqm
0
Aragtiyo
Sharaxaad Dheeraad
Villa cusub oo qurux badan oo ku taal xaafada Township ee bartamaha Garissa. Waxay leedahay 4 qol jiif oo waaweyn, 3 musqul casri ah, jiko qaali ah, fadhi iyo qol cunto ah oo kala duwan. Deyr dheer oo amni leh, barxad weyn iyo meel laba baabuur la dhigo. Webiga Tana ayaa u dhow. Fursad weyn qurbajoogta Soomaalida ee raba inay Garissa ku yeeshaan guri qaali ah oo qiimo macquul ah marka loo eego Nairobi. Xujo sax ah (title deed) ayaa la wadaa.