HuteelApartmentShidan
Hoyo Fasax Xeeb ah oo Habeenkii la Kireeyo - Bamburi
Mombasa, Kenyaβ Bamburi

$75/ Habeenkii
2
Qol Jiif
2
Musqul/Qobees
95
sqm
0
Aragtiyo
Sharaxaad Dheeraad
Hoy fasax oo qurux badan oo ku yaal Bamburi Beach, ku habboon qoysaska Soomaalida ee dalxiiska u yimaada Mombasa. Wuxuu leeyahay laba qol jiif, AC, jiko qalabaysan, WiFi iyo TV. Aad ayuu ugu dhow yahay xeebta cad ee Bamburi - waxaad lug ku tegi kartaa badda. Waxaa jira breakfast subax kasta, parking iyo qof ku soo dhaweeya garoonka diyaaradaha. Habeenkii baa la kireeyaa, ku habboon fasaxa iyo ciidaha. Booqo Mombasa adigoo raaxaysanaya hoy nadiif ah oo amni leh.