BoosBoos
Dhul Bannaan oo Iib ah Israac
Garoowe, Somaliaβ Israac

$28,000
600
sqm
0
Aragtiyo
Sharaxaad Dheeraad
Dhul bannaan oo iib ah oo ku yaal xaafadda Israac ee kobcaysa, dhinaca bari ee Garoowe oo u dhow jidka laamiga ah ee aadda Boosaaso. Cabbirku waa 600 mitir oo laba jibbaaran, oo ku habboon guri-dhis ama maalgashi mustaqbal fiican leh. Goobtu waa bannaan, dhulkeedu waa siman yahay oo dhisme u sahlan yahay, waxaana laga heli karaa biyo iyo koronto agagaarka. Dukumeentiga waa hubaal oo magac-bedel degdeg ah loo samayn karaa. Qiimo macquul ah oo gorgortan suurtagal ah.
Adeega Guriga
- Baarkin
- Qobees Banaanka