KiroApartment
Apartment Kiro ah oo Casri ah - Shella, Malindi
Malindi, Kenyaβ Shella

$480/ Bishii
2
Qol Jiif
2
Musqul/Qobees
110
sqm
0
Aragtiyo
Sharaxaad Dheeraad
Apartment 2 qol jiif ah oo kiro ah oo ku yaal aagga Shella, oo u dhow suuqa iyo masaajidka. Wuxuu leeyahay qaboojiye (AC), WiFi xawaare sare, jiko qalabaysan iyo balcony. Dhismaha wuxuu leeyahay lift iyo parking gaar ah. Meel nadiif ah oo amni leh oo ku habboon qoys ama arday Soomaali ah oo Malindi imanaya. Kiro bishii oo macquul ah, biyo iyo koronto joogto ah.