
Huteel
$45/ Habeenkii
Guri
Guest House Nadiif ah oo Parklands ku yaal
6
6
260 sqm
Nairobi, Kenya
Gurikiro.com

1 natiijada la helay
Huteello iyo guest house nadiif ah Nairobi oo ku yaal Eastleigh iyo bartamaha magaalada. Ku habboon socotada iyo qoysaska booqanaya. Nairobi waa caasimadda Kenya, waana magaalo ay ku nool yihiin tobannaan kun oo Soomaali ah, gaar ahaan Eastleigh oo loo yaqaan 'Muqdisho Yar'. Halkan waxaad ka heli kartaa guryo kiro ah, kuwo iib ah, iyo huteello, oo dhammaantood ku habboon qoysaska Soomaaliyeed iyo qurbajoogta doonaysa inay maalgashato.
1 natiijada la helay