
Iib
Shidan
$185,000
Villa
Guri Villa ah oo Iib ah South C
4
3
320 sqm
Nairobi, Kenya
Gurikiro.com

1 natiijada la helay
Guryo, apartments iyo villas iib ah Nairobi oo ku habboon qurbajoogta. Maalgashi ammaan ah, qiimo kordhaya, iyo dukumentiyo sax ah. Nairobi waa caasimadda Kenya, waana magaalo ay ku nool yihiin tobannaan kun oo Soomaali ah, gaar ahaan Eastleigh oo loo yaqaan 'Muqdisho Yar'. Halkan waxaad ka heli kartaa guryo kiro ah, kuwo iib ah, iyo huteello, oo dhammaantood ku habboon qoysaska Soomaaliyeed iyo qurbajoogta doonaysa inay maalgashato.
1 natiijada la helay