
Iib
$62,000
Guri
Guri Casri ah oo Iib ah oo Lafoole ku yaal
3
2
260 sqm
Afgooye, Somalia
Gurikiro.com

1 natiijada la helay
Iibso guryo, villas iyo daaro casri ah oo ku yaal Afgooye. Guryo dhismahoodu cusub yahay oo ku dhow webiga iyo waddada weyn. Afgooye waa magaalo beereed oo ku taal Gobolka Shabeellaha Hoose, oo ka fog Muqdisho ku dhowaad 30 kiilo mitir, kuna taal webiga Shabeelle. Magaaladu waxay caan ku tahay dhulalka beeraha, jardiinooyinka miraha iyo guryaha fasaxa ee qoysasku ku raaxaystaan. Afgooye waxay noqotay goob ay maalgashadayaasha ka raadiyaan dhul iib ah, beero iyo villas casri ah oo u dhow waddada weyn ee Afgooye Corridor.
1 natiijada la helay