
Kiro
$480/ Bishii
Apartment
Apartment Kiro ah oo Eastleigh ku yaal
2
2
95 sqm
Nairobi, Kenya
Gurikiro.com

2 natiijada la helay
Hel guryo iyo apartments kiro ah Nairobi β Eastleigh, Kilimani, Westlands iyo South C. Qiimo macquul ah, deegaanno Soomaali badan ku nool, iyo adeeg toos ah. Nairobi waa caasimadda Kenya, waana magaalo ay ku nool yihiin tobannaan kun oo Soomaali ah, gaar ahaan Eastleigh oo loo yaqaan 'Muqdisho Yar'. Halkan waxaad ka heli kartaa guryo kiro ah, kuwo iib ah, iyo huteello, oo dhammaantood ku habboon qoysaska Soomaaliyeed iyo qurbajoogta doonaysa inay maalgashato.
2 natiijada la helay