RentVillaFeatured
Villa Casri ah oo Kiro ah Howlwadaag
Garoowe, Somalia— Howlwadaag

$600/ Month
4
Bedrooms
3
Bathrooms
320
sqm
0
Views
Description
Villa qurux badan oo cusub oo ku taal xaafadda Howlwadaag, agagaarka jidka weyn ee Garsoor. Waxay leedahay 4 qol oo jiif, 3 musqulood oo casri ah, qol fadhi oo waasac ah iyo jiko dhameystiran. Guriga wuxuu ku yaal deyr taariko ah oo leh baarkin gaadhi laba ah iyo barxad bannaan oo carruurtu ku ciyaari karaan. Biyo iyo koronto joogto ah ayaa la heli karaa. Aad bay ugu fiican tahay qoys raadinaya nabad iyo nadaafad oo u dhow xafiisyada dawladda.