SaleHouse
Guri Iib ah oo Dhaca Wadajir
Garoowe, Somalia— Wadajir

$95,000
5
Bedrooms
4
Bathrooms
400
sqm
0
Views
Description
Guri dhulka sare ah oo iib ah oo ku yaal xaafadda Wadajir, meel u dhow suuqa weyn ee Garoowe. Wuxuu leeyahay 5 qol oo jiif, 4 musqulood, qol martigeliye, iyo jiko ballaaran. Dhismuhu waa mid adag oo cusub oo la dhameeyay sannadkii hore, leh dahaadh wanaagsan iyo daaqado waaweyn oo iftiin badan gala. Dhulku waa 400 mitir oo laba jibbaaran oo leh meel baabuur la dhigto. Dukumeentiga (sharciga) waa mid sax ah oo diyaar ah. Fursad wanaagsan oo qoys doonaya inay lahaadaan guri joogto ah.