SaleHouse
Guri Casri ah oo Iib ah oo Lafoole ku yaal
Afgooye, Somalia— Lafoole

$62,000
3
Bedrooms
2
Bathrooms
260
sqm
0
Views
Description
Guri cusub oo hal dabaq ah oo ku yaal degmada Lafoole, oo u dhow Jaamacadda Lafoole iyo waddada weyn. Wuxuu leeyahay 3 qol jiif, 2 musqul, qol fadhi ballaaran iyo jiko cusub. Guriga waxaa ku yaal barxad nadiif ah, biyo iyo koronto joogto ah, iyo deris wanaagsan oo nabad ah. Wuxuu ku habboon yahay qoys doonaya guri rasmi ah oo qiimo macquul ah leh oo aan ka fogeyn Muqdisho. Lacagta waa la wada hadli karaa. Soo booqo si aad indhahaaga ugu aragto tayada dhismaha.