PlotPlot
Dhul Banaan oo Iib ah Kaaraan
Muqdisho, Somalia— Kaaraan

$65,000
600
sqm
0
Views
Description
Dhul banaan oo ballaaran oo ku yaal xaafadda Kaaraan, oo ku habboon dhisme guri ama ganacsi. Dhulka wuxuu leeyahay cabbir wanaagsan, wuxuuna ku yaal goob wado la gaari karo oo u dhow adeegyada bulshada sida dugsiyo iyo suuqyo. Xuduudaha waa cad oo deyr ku wareegsan, dukumeentigana waa sax oo diyaar u ah wareejin. Biyaha iyo korontada ayaa goobta gaaray. Waa fursad wanaagsan oo lagu maalgeliyo maadaama qiimaha dhulalka Kaaraan ay sannad walba kor u kacayaan. Goobta waxay leedahay marin baabuur fudud.
Property Features
- Parking
- Alarm