PlotPlot
Dhul Ballaaran oo Iib ah xaafada Dilla
Boorama, Somalia— Dilla

$38,000
600
sqm
0
Views
Description
Dhul iib ah oo ku yaal xaafada Dilla ee Boorama, oo ku habboon dhisme guri qoys ama goob ganacsi. Dhulku waa qiyaastii 600 mitir oo laba jibbaaran, wuxuuna leeyahay xuduud cad iyo waddo baabuur mara oo agtiisa ah. Dukumentigu waa sax oo dawladda diiwaangashan, magac saafi ahna ku jira, dood la'aan. Meeshu way sarreysaa, biyo-baxuna way fiican tahay, korontuna way soo gaadhi kartaa. Goobtu waxay u dhow dahay suuqa iyo iskuulada. Waa fursad maalgashi oo wanaagsan oo qiimo jaban leh. Wac si aad u aragto goobta.
Property Features
- Parking
- Alarm