PlotPlot
Dhul Ballaaran oo Iib ah oo ku Yaal Daami
Laascaanood, Somalia— Daami

$22,000
600
sqm
0
Views
Description
Xero dhul ah oo iib ah oo ku taal xaafadda Daami ee Laascaanood, meel kobocaysa oo guryo cusub laga dhisayo. Dhulku waa 600 mitir oo afar-geesle ah, wuuna siman yahay oo diyaar u ah dhisme guri ama ganacsi. Wuxuu ku yaal jid balaaran oo gaadhi mari karo, waxaana ku dhow xarumo adeeg iyo dukaamo. Dhulku wuxuu leeyahay warqado sharci ah oo dhammaystiran, wax muran ahna kuma jiro. Fursad fiican oo maalgashi ah oo qiimo jaban.
Property Features
- Parking
- Outdoor Shower