RentApartmentFeatured
Apartment Xeeb ah oo Saddex Qol leh - Nyali
Mombasa, Kenya— Nyali

$850/ Month
3
Bedrooms
2
Bathrooms
140
sqm
0
Views
Description
Apartment qurux badan oo ku yaal Nyali oo aad ugu dhow xeebta. Wuxuu leeyahay saddex qol oo jiif, laba musqul, jiko casri ah iyo balcony aad ka aragto badda. Guriga waa fully furnished, wuxuu leeyahay AC qol kasta si aad uga badbaado kulaylka iyo qoyaanka xeebta. Waxaa jira swimming pool wadaag ah, parking iyo lift. Meel ku habboon qoys Soomaali ah oo qurbaha ka yimid - waxaa u dhow dukaamada, masaajidka iyo dugsiyada caalamiga ah. Kiro bil kasta la bixiyo.