بيعفيلامميز
Villa Casri ah oo Iib ah oo ku Taal Koosaar
Burco, Somalia— Koosaar

$78,000
4
غرف نوم
3
حمامات
380
متر مربع
0
مشاهدات
الوصف
Villa qurux badan oo dhowaan la dhisay oo ku taal degmada Koosaar, oo ah deegaanka ugu kobcaya ee Burco. Guriga wuxuu leeyahay 4 qol jiif oo waaweyn, 3 musqul oo casri ah oo tiles ah, qol fadhi balaaran, iyo jiko qalabaysan. Waxaa ku yaal dayrad ballaaran oo gaadhi laba ah la dhigan karo iyo deyr adag oo ammaan ah. Biyo iyo koronto joogto ah ayaa la heli karaa. Wuxuu u dhow yahay iskuulka iyo suuqa, jid weyn oo la dhameeyay ayaa hor yaal. Dukumeenti dhammaystiran oo sax ah. Ku habboon qoys raadinaya guri rax ah oo casri ah.