قطعة أرضبيعقطعة أرض
Dhul Iib ah oo Ballaaran Bulla Mzuri
Garissa, Kenya— Bulla Mzuri

$14,500
465
متر مربع
0
مشاهدات
الوصف
Dhul ballaaran oo iib ah oo ku yaal xaafada Bulla Mzuri ee Garissa, oo ku habboon dhisme guri ama ganacsi. Cabbirku waa 50 x 100 (dhul buuxa), wuxuu leeyahay xujo sax ah oo title deed ah. Wuxuu u dhowyahay waddo weyn, koronto iyo biyo. Goob koraysa oo qiimuhu sare u kacayo. Fursad fiican oo qurbajoogta Soomaalida ah ay ku maalgashan karaan dhul jaban oo Garissa ku yaal, iyagoo dhisan kara guri qoys ama kireyn kara. Diiwaangelin caddaalad ah.
مميزات العقار
- موقف سيارات
- إنذار