قطعة أرضقطعة أرض
Dhul Bannaan oo Iib ah oo Isha ku yaal
Baydhabo, Somalia— Isha

$22,000
600
متر مربع
0
مشاهدات
الوصف
Dhul bannaan oo ballaaran oo iib ah oo ku yaal xaafadda Isha ee Baydhabo, oo ku habboon dhisme guri qoys ama ganacsi. Dhulku waa siman yahay, waana mid sahlan in la dhiso, isagoo u dhow waddo gaadhi mari karto. Cabbirku waa 600 mitir oo laba jibbaaran, oo qiyaastii ku filan villa weyn iyo barxad. Dukumeentiyo dhamaystiran ayaa la heli karaa, lehidaanka ayaa sax ah. Meel kobcaysa oo qiimaheedu sii kordhayo. Ku habboon qof rabaaya inuu hore u maalgeliyo dhul jaban.
مميزات العقار
- موقف سيارات
- دش خارجي