قطعة أرضقطعة أرض
Dhul Bannaan oo Iib ah Koshin
Beledweyne, Somalia— Koshin

$24,000
600
متر مربع
0
مشاهدات
الوصف
Dhul bannaan oo ballaaran oo iib ah oo ku yaal xaafada Koshin, oo ah dhul sare oo daadku weligii gaarin. Cabbirka dhulku waa 600 mitir oo afar gees ah, ku habboon in laga dhiso guri qoys ama ganacsi. Wuxuu u dhow yahay waddada weyn ee magaalada ka baxaysa, gaadiidkuna si fudud ayuu u gaari karaa. Xuduudaha si cad ayaa loo qeexay, dukumeentiyaduna way diyaar yihiin oo sax ah. Fursad fiican oo maalgelin.
مميزات العقار
- موقف سيارات
- إنذار