قطعة أرضقطعة أرض
Dhul Banaan oo Iib ah oo u Dhow Dekedda 150
Berbera, Somalia— 150 (Boqol iyo Konton)

$42,000
600
متر مربع
0
مشاهدات
الوصف
Dhul banaan oo ballaaran oo iib ah oo ku yaal aagga 150 (Boqol iyo Konton), oo u dhow waddada weyn ee u baxda dekedda cusub ee DP World. Dhulku wuxuu leeyahay dukumentiyo sax ah oo magaalada ka diiwaan gashan, xuduud cad oo la cadeeyay, oo diyaar u ah dhisme guri ama ganacsi. Goobtan ayaa ah mid si dhakhso ah u kobcaysa sababtoo ah horumarinta dekedda iyo waddooyinka cusub. Maalgashi mustaqbal fiican leh. Helitaanka biyo iyo koronto ayaa fudud. Fursad qiimo leh oo aan badanaan la helin.
مميزات العقار
- موقف سيارات
- إنذار