فندقشقة
Apartment maalmeed oo furniture leh, Esenyurt - u dhow isbitaalada
Istanbul, Turkey— Esenyurt

$48/ لليلة
2
غرف نوم
1
حمامات
85
متر مربع
0
مشاهدات
الوصف
Apartment nadiif ah oo maalin/habeen loo kireeyo oo ku yaal Esenyurt, ku habboon dadka u yimaada Istanbul dalxiis caafimaad. Laba qol jiif, jiko buuxda, washer, iyo internet xawaare leh. Aad ugu dhow isbitaalada caanka ah iyo metrobus-ka. Waxaan bixinaa qaabilaad garoonka (airport pickup) iyo quraac subax. Ku habboon qoysaska Soomaaliyeed ee la socda qof buka ama soo booqanaya magaalada. Furniture dhammaystiran oo diyaar ah.